DAAWO: C/weli Gaas” Imaaraadka Qalad aan ka galnay Cafis ayaana weydiisaneynaa..”

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inuu ka codsaday dawladda Imaaraadka Carabta in la sii wado kaalmadii ay siin jirtay ciidamada badda ee ay taageeri jirtay.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA:

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in Imaaraadka uu kala dhexeeyo iskaashi dhinaca amniga ah oo ku saabsan dhinacyada argagixisada, burcad badeedda iyo tahriibka.<


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Abdirashid Gedi says:

    Aqasunaas




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com