DAAWO: Go’aamada adag ee DFS ka qaadaneyso Dowladaha Qatarta ku ah danaheeda & Halista Taagan Xiligaan…

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilowday iney go’aano adag ka qaadato Dowladaha ay u aragto iney qatar ku yihiin danaheeda horumarineed iyo mid Amni.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA:

Waxaa hadda jira Xiisad dhanka diblomaasiyadda oo Soomaaliya kala dhaxeyso Imaaraadka Carabta oo ka soo bilaabatay go’aankii dhex dhexaadnimada ee Dowladda Soomaaliya ka qaadatay go’doomintii Dowladda Qatar ee Arrimaha Khaliifka.

Dal walba oo dunida ku yaala wuxuu leeyahay dano siyaasadeed iyo kuwo sirdoon oo qaas ah.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads