DAAWO: Gudoomiye Yariisow oo Maanta daahfuray Qorshe Cusub aadna muhiim u ah…

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa magaalada Muqdisho maanta ka daah furay shirka kullanka wacyigelinta dhalinyarada.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA:

Guddoomiye Yariisow oo khudbad muhiim ah ka jeediyay furitaanka shirka ayaa sheegay iney muhiim tahay in dhalinyarada laga wacyigeliyo waxyaabaha qatarta ku ah noloshooda.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads