DAAWO: MD Farmaajo oo taageero aan Caadi aheyn ka helay Bulshada Somaliland…

Jaaliyada Somaliland ee Dalka ingiriiska ayaa xaflad lagu qabtay dalkaasi waxa ay si cad ugu shegen iney taagersan yihiin Dowlada Madaxweyne Farmaajo iyago amaanay waxqabadka mudada ay jirto waxana sidoo kale ay shaaciyen in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi u ka shaqeyo qabyaalada.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA:


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com