DAAWO: Tv-ga Horn Cable oo Baahiyey Xaalad Naxdin leh oo ka Jirta magaalada Hargaysa…

Tv-ga Hctv oo Xaruntiisu Tahay Magaalada Hargaysa ayaa Soo Bandhigay Qashinka iyo Nadaafad Darada ka Jirta Gudaha Magaalada Hargaysa ee Caasimada Maamulka Somaliland.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA:

Xiligan oo Lagu Guda Jiro Xili Roobad Waxaa Magaalada Hargaysa Dhex jiifa Biyaha Roobka Waxaana ka Dhalin Kara Cuduro Hadii aanay Dawlada Hoose ee Hargaysa Wax ka Qaban.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com