DAAWO: Wariye Cali Xaraare oo soo bandhigay Qiso cajiib ah Ninkii Bimaal-ka ahaa aadna loo hadal-hayo…

Wariye Cali Xaraare ayaa soo bandhigay Taariikh Qarsonayd oo ka dhacday Magaalada Marka ee Gobolka Shabaleeda Hoose, Xiligii Gumaysta Talyaaniga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA:

Wuxuu sheegay in Halkaasi markii uu Talyaanigu ka bixi Rabay laga dilay nin Sarkaal ah, Markaasna ay Go’aansadeen ilaa Qofkii wax dilay la keeno aysan ka baxaynin Koonfurta Soomaaliya, Iyadoona Intaasi kadib Nin Halyeey ah oo kamid ah Bulshada deegaankaasi uu dambigii dusha isaga saaray si ay dadkiisu u helaan Xoriyad.

Hadaba Cali Xaraare ayaa Raadinaya Qoyska iyo Ehelada Ninkaasi oo kasoo jeeday Beesha Biimaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here