DAAWO: Xildhibaan Aqalka Sare oo Taageeray Mowqifka Puntland ee Imaaraadka iyo Waxa kuu sifeeyay..

Kadib shir jaraa’id uu Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari uu ku qabtay Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Gaas oo uu ku taageeray Dowladda Imaaraadka ayaa waxaa Go’aankaas ku raacay Sanoter ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA:

Gudoomiyaha xiriirka dibadda ee xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliyeed Senator Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurile, oo kasoo jeeda Puntland ayaa sheegay in Imaaradka uu yahay dal siweyn u taageeray Puntland,isla markaana asyan jirin cid ay ku doorsanayaan.

Waxa uu sheegay in Imaaraadka uu waligiis gacanweyn siin jiray Maamulka puntland,isla markaana sinaba asyan u kala goeyn sida uu hadalka u dhigay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads