Daawo:Al Jazeera oo live ubaahisay arooska wiil oo dhalay madaxweynihii hore soomaaliya iyo madax kulmisay

Tani markii dowlada soomaaliya shaacisay in khilaafka udhaxeeyo dalalka khaliijka ka qaadatay go aanka dhex dhexaadnimada ayaa dowlada Qadar siweyn usoo dhaweysatay dowlada soomaaliya oo hogaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Qadar ayaa sameyse talaabooyin aan hore looga baran isla markaa bar bar istaagtay dowlada Farmaajo ayadoo malaayiin dollar mashaariic ku fulineyso.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Warbaahinta afka dheer ee Al jazeera ayaa siweyn ubaahineyse wararka soomaalida gaar ahaan guulaha ay gaartay dowlada soomaaliya ayado warbixino lidi ku ah dowlada Imaaraadka carabta iyo xulafadeyda kasameneyse gudaha dalka soomaaliya.

Arinta sida weyn loo hadal haayo ayaa ah tv-ga Aljazeera baahiyay xaflad aroos ah kadhacayse magaalada Mombasa kasoo ku guursanaaye wiil oo dhalay madaxweynihii hore ee soomaaliya Cabdullahi Yusuf Axmed kasoo ka qeyb galayn madaxda soomaalida iyo siyaasihiin kale oo caan ah waxaana kamid ah Ra’isulwasaare Cali Geedi.

Boga Facebook ee Al Jazeera oo kujiraan malaayiin qof ayaa si toos ah u tabinaaye xafladaas arooska ah waxaana siweyn looga hadal hayaa baraha siyaasada lagu falan qeeyo iyo baraha bulshada madaama Al jazeera sidaan hore looga baran.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads