Daawo:Al Jazeera oo xog shacabka Ogeyn kashaacisay diyaaradii Imaaraadka lahaa ee dhawaan Bosaaso kasoo degtay

Warbaahinta laga leeyahay dalka Qadar ee Al Jazeera ayaa warbixin kadhex muuqdaan xogo badan ka shaacisay arintii dhawaan kadhacday garoonka magaalada Bosaaso kasoo ahayd saraakiisha udhashay dalka Imaaraadka carabta.

Al Jazeera ayaa baahisay xogo arintaas ku saabsan waxaana ay sheegtay in waxyaabo u muhiim ah saraakiishaas ka buuxeen boorsooyinka saarnaa diyaarada inkastoo si toos ah u carabaabin.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDEIO


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed says:

    Waa Documenty sir ah, iyo dhagxaan Macdan ah ee ay si sharci darra ah ku aruursadeen. dhagxaantaas waxaa laga helaa Calmadow iyo Cerigaabo. Dahab iyo nooc kasta oo macdana ayaa meeshaas yaal.




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com