Daawo:Hadalkii MD Gaas oo ahaa Imaaraadka iyo soomaaliya oo tageero loo muujiyay iyo masuuliyiin goor dhow kahadashay

Ayadoo maanta madaxweynaha maamulka Puntland oo shaaciyay in xiriirka aan u jari doonin dowlada Imaaraadka carabta kana howl galayso xarumaha ciidamada Puntland ayaa hadalkaas waxa goor dhow tageeray mudanayaasha aqalka sare ee Puntland laga doo doorto.

Laba mudane oo kusugan magaalada Bosaaso ayaa sheegay in tageersanyihiin hadalkii madaxweyne Gaas aana ogolaaneyn in Imaaraadka kabaxaan degaanada Puntland madaama tageero aad u balaaran siyaan ciidamada maamulkaas waa sida ay hadalka udhigeyn.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Hadalka xildhibaanadaan iyo hadalkii oo maanta jeediyay madaxweyne Gaas ayaa imanaayo xili xaalada diblamaasi ee dalalka Imaaraadka carabta iyo soomaaliya sii xumanaayo inkastoo dowlada soomaaliya beenisay hadalkaas.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com