DEG DEG Dhageyso:-Kooxo Hubeysan oo Macalin Iskuul ku toogtay Muqdisho…

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Macalin Iskuul ku dilay qeybo ka mid ah degmada Hodan ee gobolka Banaadir .

Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Faarax, iyadoona Raggii ka dambeeyay dilkiisa ay goobta isaga baxsadeen.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in Marxuumkaasi uu ka mid ahaa shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here