Dhageyso: Diblumaasiyad Ahaan maxay Ka Dhigan tahay Lacagtii Muqdisho Lagu Qabtay..

Hay’adaha amniga ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay boorsooyin la sheegay inay ku jirtay lacag gaareysa 9 malyan iyo 600 oo kun oo doollar. War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda amiga gudaha ayaa lagu lagu xaqiijiyay jirtaanka lacagtaas.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

War-saxaafadeedka, ayaa sidoo kale lagu sheegey in baaritaan ay ku hayaan, halkii ay ka timid, ciddii ay ku socotay, iyo ujeeddada laga lahaa in lacagtaasi waddanka loo soo geliyo.

Haddaba, diblomaasiyadda caalamka maxay ka qabtaa tallaabada ay dowladda Soomaaliya qaadday? Su’aalahaas iyo kuwo kale ayaa la hordhigay, danjire Cabdisalaam Axmed Liibaan (Dhabancad), oo hore usoo noqday xoghayaha joogtada ee wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya iyo hab maamuuskii madaxweynayaasha dalka soo maray qaarkood.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com