DHAGEYSO:-Imaaraadka Carabta Oo La Sheegay Inuu Hurinaayo Xiisad Aan Loo Baahneyn

Xiisada diplamsiydeed ee u dhaxeysa  Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaa cirka isku shareertay  kadib markii Soomaaliya ay qabatay lacag Malaayiin doolar gaareysa oo dalka  Imaradka  ka timid, sidoo kalena  ay joojisay iskaashiga Millatari oo labada dal ka dhaxeeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here