Dhageyso: MD Farmaajo oo ka hadlay Amaanka Muqdisho kuna amray Xukuumada in si degdeg ah…

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha JFS ayaa faray Xukuumadda Soomaaliya in ay dardar galiso howlaha hor yalla.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in loo baahanyahay in la xoojiyo sugida ammaanka, si looga hortao falalka ammaan dari ee ka dhaca M/ Muqdisho.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA

Waxaana uu xusay in ay muhiim tahay in si sax ah loogu adeego guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads