DHAGEYSO: Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Iscasilaadda Gudoomiye Jawaari…

Guddoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa is casilay, sida ay xaqiijiyeen Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay sidda ay u arkan Iscasilaadda Gudoomiyaha iyo waxyaabaha ay soo kordhinkarto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here