DHAGEYSO:-Wafti Ka Socda Puntland oo Hargaysa Lagu Soodhoweeyey ” Faysal cali Waraabe Puntland Isimaday Nagaga Horaysaa iyo Haweenka”

Magaalada Hargaysa ee xarunta Soomaaliland ayaa waxaa maanta siweyn loogu soodhoweeyey wafti uu hogaaminayo gudoomiyaha daladda ururada aan dowliga ahayn ee Puntland Faysal Qaran, ayna weheliyeen xubno ka socda bulshada rayidka ah ee Puntland.

Mas’uuliyiintaan ayaa magaalada Hargaysa waxaa ku soo dhoweeyey  Fyasal Cali Wareeb, isimo, xubno ka socdey ururada bulshada rayidka ah ee Soomaaliland iyo xubno kale, iyagoona ku wareejiyey dhalinyaro dhowaan lagu afduubay duleedka Garoowe.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

 

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed says:

    Kaas madaxaa looga jiraa, wuxuu doonuu ka hadlaa.




ads