Dhageyso WARBIXIN: Loolanka loogu jiro xilka Gudoomiyaha BF oo Muqdisho ka socda..

Loolan xooggan oo loogu jiro xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ka socda Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Kulamo kala duwan oo ay wadaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa saacaddihii lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada, iyadoona Xildhibaanada ay koox koox u wada socdaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxa ay waddaan in xilka Gudoomiyaha ay u tartami karaan Beesha Gudoomiyihii xilka ka degay .

Xildhibaano kale ayaa ku doodaya in cidwalba oo muwaadin ah oo Golaha Shacabka tirsan ay isku sharaxi karto xilkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here