Dhageyso: Warqada iscasilaada Gudoomiye Jawaari ee Saaka laga hor aqriyay Xildhibaanada BF Somalia…

iyadoo maanta loo balansanaa in codka kalsoonida loo qaado Gudoomiye Jawaari ayaa arintaasi arin kaduwan waxaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay Saaka Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Muudey kaasoo xildhibaano gaaraya ilaa 100 kuna sugnaa Xaruunta Baarlamaanka ka hor aqriyay warqada iscasilaada Gudoomiye Jawaari.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Mid kamid ah Xildhibaanadii ku sugnaa xaruunta gollaha shacabka ee loo aqriyay warqada iscasilaada Gudoomiye jawaari ayaa warbaahinta la hadlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here