Dhageyso: Yuusuf Indha-cadde” DF waa in Tilaabo cad ka qaadaa Cid kasta oo garab u noqota imaaraadka..”

Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad “Indho Cadde” ayaa ka hadlay khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Indho Cadde ayaa ugu horreyn sheegay in dowladda Imaaraadka Soomaaliya ay ku timid qaab u eg Maseer, iyada oo ku dayaneysa dowladda Turkiga, sida uu hadalka u dhigay.

Waxaana uu ugu baaqay madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay tallaabo ka qaadaan cidkasta oo taageerta Imaaraadka, si aysan dalka ugu abuurin jahwareer siyaasadeed.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. hadialamin45@hotmail.com. says:

    RUNTIISA WAAYE JANARAAL INDHA CADDE DADKA

    FITANTAASI WADA WAA IN SAMADIIDOW LAGU QAADO WAA MUNAAFAQIIN




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com