DHAGEYSO:Aabaha Naciimo Abwaan Qorane ayaa xog kashaaciyay arinta rasmiga gabdhiisa loo heysto looguna xukumay

Aabaha dhalay abwaanad Naciimo Abwaan Qorane oo maanta maxkamada gobolka maroodi jeex ku xuntay xabsi dhan mudo sadax sano ah ayaa kahadlay xunka lagu riday gabdhiisa.

Abwaan Qorane ayaa ka sheekeeyay sida oo u dhacay go aanka maxkamada iyo sida kayeeli donaan mar hadii gabadhiisa xukun intaas la eg lagu riday waxaana oo sheegay in arintaas kala xaajoon doono madaxda sare ee maamulkaas.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Abwaan Qorane ayaa sheegay in eedeymo aan sharciga somaliland ku oolin lagu soo eedeeyay gabadhiisa oo kamidtahay in somaliweyn tageereyse iyo in loo darsaday madaxweynihii hore ee soomaaliya Maxamed Siyaad Bare iyo waxyaabo kale.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com