DHAGEYSO:Faaqidaadda: Khilaafkii Baarlamaanka iyo Saameyntiisa Dowladnimada

Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan ku eegeyno xiisaddii baarlamaanka Soomaaliya ka dhaxeysay waayadan, iyo waxa uu khilaafkaasi uga dhigan yahay dowladnimada Soomaaliya. Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here