DHAGEYSO:Kaaba qabiilada Soomaaliyeed oo dhex dhexaadin kabilaabay khilaafka Barlamaanka iyo Nabadoon

Odoyaasha  dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed ee soo dhisay Dowladda Soomaaliya ayaa walaac xoog leh ka muujiyay khilaafka ba’an ee ka dhax oogan xubnaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Ugaas Maxamed Wali Ugaas Xuseen ayaa sheegay in ay dhawaan soo sarayaan go’aankooda ku aadan khilaafka Baarlamaanka hadii uu socon waayana baaqa iyo go’aanka ay soo saaraan ay toos usoo dhax geli doonaan.

HALKANA KADHAGEYSO CODKA WARKAAN


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads