DHAGEYSO:Koofur Galbeed awooda shabaab waan wiiqnay lagama yaabo in weeraro iyo dagaal fuliyaan

Saraakiisha ciidamada xooga dalka ee gobolka Bay ayaa sheegay in ay wiiqeyn awooda dagaalamayaasha Al-shabaab.

Gaashaanle sare Nuur Magan Maxamed oo ka mid ah saraakiisha ciidamada milatariga Soomaaliya ee ku sugan gobolka Bay ayaa  sheegay in ay hoos u dhacday awoodii Al-shabaab, wuxuu sidoo kale tilmaamay in gacantooda laga saaray deegaano badan oo horay ay ugu sugnaayeen.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Gaashaanlaha ayaa dhankale sheegay in wadaan dagaal ka dhan ah dagaalamayaasha Al-shabaab oo ay ugu saarayaan gobolada uu ka arimiyo maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads