DHAGEYSO:Masuuliyiin loo taxaabay xabsiga Magaalada Jowhar iyo warar shegaayo…

Shalay gelinkii dambe ayaa waxaa deegaanka Maandheere oo hoostaga Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ka dhacay daagal beeleed sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Dagaalkaas ayaa waxa gu geeriyooday,waxaana ku baxay Ciidamo u sameysan hab deeganka ah,iyaga oo Xabsiga dhigay qaar ka mid ah masuuliyiin ku lug yeeshay dagaalkaas oo ka soo jeeda deegaanka Maandheere ee duleedka Jowhar.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Maxamuud Ibraahim Alle-Tuug oo ka mid ah masuuliyinta la xiray ayaa isaga oo ku jira Saldhiga Magalada Jowhar waxa uu Badweyn u sheegay in xalay hoygiisa loogu tegay,isla markaan ay soo xireen ciidamada deegaanka,iyaga oo iska difaacayay kooxo uu sheegay in ay weerar ku soo qaadeen.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com