DHAGEYSO:Maxaadan Ogeyn oo kusoo kordhay qaraxii xooganaa xalay kadhacay Muqdisho

Gudoomiye ku xigeenka arrimaha siyaasada ee dagmada wada jir ayaa warar sheegayaan in lala damacsanaa qaraxaasi hase ahaate wuu ka badbaaday

qaraxa oo noociisu ahaa mid lagu soo riday bac ayaa ka dhacay afaafka her ee masaajid ay dadku ku cibaadaystaan oo ku yaala wadajir

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com