DHAGEYSO:MD Farmaajo iyo Kheyre oo ka cabsi qabo in kursiga gudoomiyaha barlmaaanka ku guuleysto nin udhashay beesha…

Ololaha loogu jiro u tartamiga ursiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ka bilowday Magaalada Muqdisho, maalmo un kadib markii Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Intaasi wixii ka dambeeyay xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxa ay ku kala aragti duwanaadeen cid u tartami karta ursiga Gudoonka Golaha Shacabka.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA WARKAAN


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com