DHAGEYSO:Wadooyinka Muqdisho oo dib loo xiray iyo cabsi laga qabo kulanka xildhibaanada ee Beri

Wadooyinka waa weyn magaalada muqdisho aya dib loo xiray kadib markii lasoo dhoobay ciidamo aad u farabadan oo ku hubeysan gadiidka dagaalka.

Ciidamada lagu soo daadiyay wadooyinka ayaa kala ah nabad sugida iyo booliska waxaana weli ka hadlin dowlada soomaaliya lagana yaabo in saacadaha soo socda kahadlaan.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA WARKAAN

Xirista wadooyinkaan ayaa imaaneyso xili maanta gudoomiye Muudeey shaaciyay in kulanka beri la qaban doono kasoo ajandihiisa oo yahay mooshinka xilka qaadista gudoomiye Jawaari.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here