DHAGEYSO:Wararkii ugu danbeeyay xaalada caawa ee soomaaliya iyo arimo shacabka Ogeyn soo kordhay

Shabakada wararka Baahin.com ayaa xiligaan nisoo gudbineyso wararkii ugu danbeeyay caawa xaalada siyaasadeed dalka gaar ahaan khilaaf xoogan udhaxeeyo labada garab mooshinka kadhaxeeyo.

Warar dheraad ah ayaa caawa kusoo kordhay xaalada siyaasadeed dalka waxaana u muuqataa mid cagaha lasii galayso xaalad cakirnaan ah inkastoo madaxda wadaan shirar gooni gooni ah.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA CAAWA

Shirarkaan oo dhinac waliba wadaan ayaa lasheegayaa in oga arinsanayaan xaalada siyaasadeed gaar ahaan mida khilaafka inkastoo madaxtooyada laga dareemaayo saan saan siyaasadeed oo aad u kacsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here