Dhgeyso Warbixin: Iscasilaadii Jawaari kadib Maxaa Horyaalla BF Somalia?..

Gudoomiyihii baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay in uu iscasilay ka dib markii uu muran badan ka dhashay Mooshinkii ay ka keeneen tiro Xildhibaano ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO WARBIXINTA:

Haddaba hadii Jawaari Baxay Maxaa horyaalla Baarlamaanka Soomaaliya oo shaqooyin ah Warbixintaan waxaa nooga diyaariyay Maxamed Cabdi Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here