TOOS SAWIRO: Doorashada Kursi ka tirsan BF Somalia oo ka socota magaalada Dhuusamareeb..

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ka socota Doorashada Kursi ka tirsan Golaha shacabka oo bannaan.

Waxaa ku tartamaya ilaa saddex Musharax kursiga, iyadoo ay doorashadu ti soo ah hadda uga socoto hoolka Magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here