Toos u Daawo: Shir Madaxeedka Carabta oo Hada furmay & Madaxweyne Farmaajo oo…

Shir madaxeedkii dalalka Jaamacadda Carabta ayaa ka furmay magaalada Dahraan ee Boqortooyada Sacuudiga.

RIIX HALKAAN TOOS U DAAWO:

Shirka oo ay ka qeyb galayaan madaxda dalalka Carabta intooda badan uu kamid yahay Madaxweynaha Ummadda Soomaaliyeed Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaa furay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here