WAR Deg Deg ah: Heshiiskii CC Shakuur, Gaas & Imaaraad, Hanjabadii Kheyre & Farmaajo & Caalamka

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Farmaajo ayaa khudbad ka jeedinaya Shirka Jaamacada Carabta, laakiin Xiisadda Imaaraadka ayaa ah qorshahiisa ugu weyn.

Dowlada Somaliya ayaa heshiis xeer jajab ah la gashay Siyaasiga C/Ramxaan C/Shakuur oo dalka ka dhoofay, halka siyaasiga Indha Cadde uu si adag u hadlay.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDI

C/Weli Gaas ayaa usocda P/Land isagoo DFS kala hadlaya Arinta Imaaraadka, sidoo kale waxaa Boosaaso ku sugan wasiiro ka tirsan DFS.

RW Kheyre ayaa u digay taliyaasha ciidamada, halka Somaliland ay xukuntay Gabar Somaliweyn raadisay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed says:

    Gabadhaas ,wax u dooda mala waayey, Suxufiyiinta wax haka qoraan, hana la gaarsiiyo Qolooyinka u dooda Dadka la dulmo.




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com