WARAR Deg Deg ah: Bixitaanka Imaaraadka, Go’aanka DFS & C/Weli Gaas & Carabta Vs USA & Ruushka…

Xiisad meel xun gaartay ayaa haatan ka dhex taagan dowlada Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, waxaana xumaaday xariirka labada dal.

Dowlada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday ineysan Imaaraadka ka tagi doonin Soomaaliya maadaama uu mudo dheer caawinayay, laakiin Imaaraadka ayaa shegay inuu guud ahaanba ka baxayo Soomaaliya.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Sidaas oo ay tahay ayaa Madxaweynaha P/Land uu maanta ku dhawaaqay inuu doonayo in Imaaraadku sii joogaan Somalia, isagoo diiday wax walba oo ay Imaaraadka uga bixi karaan Somalia.

Wadamada Carabta ayaa weerar ku qaaday Madaxweynaha Mareykanka, halka Xaalada Mareykanka iyo Ruushka ay meel xun mareyso.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads

WP Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com