AKHRISO: C/weli Gaas oo War Degdeg ah kasoo saaray Dagaalka Culus ee ka dhex qarxay S/land & Puntland…

Kadib dagaal weli ka socda deegaanka Tukaarq ee Gobolka Sool ayaa Madaxtooyada ayay dagaalkaas Warkas oo saartay Madxtooyada Puntland.

War Qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Ciidamada Soomaaliland ay weerar gardaro ah kusoo qaadeen fariisinka Ciidamada Puntland ay ku leeyihiin meel u dhow deegaanka Tukaraq.

Sidoo kale waxaa Qarka qoraalka ah lagu sheegay in Puntland ay marwalba kasoo horjeedo in dhiig soomaliyeed halkaasi ku daato.

Hoos Akhriso Warka kasoo baxay Madaxtooyada Puntland:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here