AKHRISO+SAWIRO: War-murtiyeedka Maanta kasoo baxay Shirweynihii Dib u eegista Dastuurka ee Muqdisho..

Shirweynihii Qaran ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed.

Shirka oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa ka qeybgalay 300 qof oo ka kala yihiin maamul goboleedyada, Qurbe-joogta iyo qeybaha bulshada, iyadoo kooxo loo qeybiyey ka qeybglayaasha shirka oo ka dooday qodobo loo dhiibay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads