DAAWO: MD Farmaajo oo ku lug yeeshay Dagaalka Somaliland & Puntland iyo Faysal Cali Waraabe oo Afka furtay….

Waxaa meel xun sii gaaraya dagaalka ka dhex qarxay Somaliland iyo Puntland aaga Takuraq iyadoo Bisha ramadaan lagalayo balse Puntland iyo Somaliland ayaa guulo ka sheegtay dagaalo dhacay shalay ilaa xalay.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA:

Siyaasiga Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah dadka ugu magaca dheer Somaliland ayaa si kulul uga hadlay dagaalkaasi waxaana uu sheegay in Somaliland weerar lagu soo qaaday isagoo sheegay in dagaalka uu ku lug leeyahay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo si gaar ah fariin ugu diray Reer Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here