DAAWO: Wararkii Ugu Danbeyay Ee Tukaraq & Puntland Oo Soo Bandhigtay Gadiid ay Ka Qabsatay Somaliland…

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaalkii ka socdey halkaasi uu hakiyey roob xoogan oo da’aya waxaana hadda laysku lagu sugan yahay aagga deegaanka Higlo Cumar Wacays oo u dhexeeya Tukaraq iyo Gambadha.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA:

Dad shacab ah oo gaarey goobaha dagaalka ayaa sawirro ka soo qaaday gaadiid dagaal oo ciidanka Puntland ay ku qabsadeen dagalkii saaka, waxaana xarumaha caafimaadka ee magaalada Laascaanood lageeyey 34 dhaawac ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here