DAAWO: Warbixin Xasaasi ah oo TV-ga Aljazeerada ka diyaariyey Socdaalka MD Farmaajo ee Dalka Qatar..

Telefishanka dalka Qatar ee Aljazeera ayaa warbixin ka diyaariyey socdaalka rasmiga ah ee Madaxweyne Farmaajo ku joogo dalka Qatar iyo kulanka uu la yeeshay Amiirka dalkaasi Tamim Bin Hamad.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA:

Telefishanka ayaa si weyn ugu faaqiday warbixintiisa cadaadiska ay Soomaaliya kala kulantay dalalka Khaliijka ee kasoo horjeeda Qatar, siiba Imaaraadka Carabta iyo heshiiskii ay la gashay Maamulka Somaliland oo ku saabsanaa Dekadda Berbera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here