Daawo:Dowlada Soomaaliya iyo Sacuudiga oo si rasmi ah ugu dhawaaqay maalinta kowaad ee Ramadaanka ay tahay

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in maalinta berri ay tahay 30ka bisha Shacbaan, halka Maalinta Khamiista ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Boqortooyada Sacuudiga iyo wadamo ka mid ah kuwa Islaamka ayaa iyana sheegay in berri ay tahay maalinta u dambeysa bisha Shacbaan, sidoo kalena Khamiista ay tahay maalinta 1aad ee bisha Ramadaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here