Daawo:WARAR Deg Deg ah: Wal-walka Imaaraadka, Heshiiskii DFS & Qatar & Shirkii Baydhabo & Dagaalka Tukaraq

Imaaraadka Carabta ayaa ka walwalsan booqashadii Madaxweyne Farmaajo ee dalka Qatar, halka dowladda Soomaaliya ay heshiisyo waa weyn la gashay amiirka Qatar.

Dhanka kale, maamul goboleedyada dalka ayaa shirkooda Baydhabo, waxaa ay ku mucaaradayaan DFS, iyadoo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu sheegay in Madaxda DFS ay kaliya doonayaan iney ka shaqeeyaan sidii sanadka dambe ay usoo laaban lahaayeen.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Wararka kale, waxaa ka mid ah dagaalo xoogan oo ka socda deegaanka Tukaraq, P/Land iyo Somaliland oo guulo kala sheegtay iyo afhayeenkii RW KHeyre oo iscasilay.

Wararka caalamkana waxaa ugu waa weyn Turkey oo uhanjabay Yahuuda xili Xasuuqii ay Falastiin ugeysteen ay iska indha tirayaan wadamada caalamka.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads