DHAGAYSO XOG XASAASI AH:Dekadaha Soomaaliya Iyo Weerarka Carabta iyo halisyo soomaalida Ogeyn oo soo socota

Dagaal dhinaca dekedaha ah ayaa ka socda Somalia, oo muddo dheer aheyd meel dunidu iska illowday, hami badan oo maalgashina aan loo heyn, dagaallo, bur-bur iyo dowlad la’aantii ay soo martay awgeed.

Haatan Somalia waxey dhexda kaga dhacday hardan u dhaxeeya Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo dhinac ah iyo Qatar oo taageero ka heyleysa Turkiga oo dhinac kale ah.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Dad Badan Ayaa Ku kala Duwan Ujeedada Dowladaha  caalmak Ugu Jiraan Dekadaha Soomaaliya Inay Gacanta U gasho.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads