Dhageyso:-C/weli Gaas ”Waxaan Ka Digayaa In Dalka Uu Dib Ugu Laabto Xukun Millateri..”

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maantay ka hadlay shir looga hadlayo dib u eegista dastuurka KMG ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arimaha dastuurka iyo federalka.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Madaxweyne Gaas,ayaa ka hadlay nooca Dastuur ee la doonayo inuu dalku yeesho,isaga oo soo hadal qaaday dastuurka KMG ah iyo Marxaladihii uu soo maray waxaana uu sheegay in dadaal badan ay puntland ku bixisay sidii loo heli lahaa dastuur dalku yeesho balse la xaday.

Madaxweyne Gaas oo hadalkiisa laga dheehanayey khilaaf u dhexeeya isaga iyo Madaxda dowladda Federalka ayaa sheegay in dalku uusan u baahnayn inuu dib ugu laabto xukun milatari.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Ahmadey says:

    cabdi gaas waalidii lagu sheegi jiray baa ka soo muuqata-waan digayaa ,iyo dastuur gaar ah baan leenahay buu la soo taagan yahay-xigmad kale ma leh,wuxuu u qaatay wax qoora leh inuu puntland isagu ka joogo-
    war tartiibso inta xoogaagii dillaalka ahaa ee dekedda boosaaso imaaraadku kugu siiyeen aad meel ku ogaaneysid.
    waa la fahansan yahay xaaladaada iyo inaad imaaraadka xoogaa lacaga u dabo habhab leedahay xitaa wax walbaa beec kaa yihiin ,sharaf ,ummadnimo ,qabiil iyo qofnimaduba
    lacnatullaahi cala fuluus -dadka way gumeysaa!!!




ads