DHAGEYSO: Culimada Muqdisho oo iclaamiyay Banaanbax ka dhan Israel….

Sheekh Cabdi Xayi oo ka mid ah culimada ku nool magaalada Muqdisho ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in dadka Soomaaliyeed ay soo bandhigaan carada ay ka qabaan tilaabada Mareykanka uu ugu soo raray safaaradiisa Israa`iil magaalada Qudus iyo dhibaatooyinka ay geysteen Ciidamada Yahuuda maalmihii ugu dambeeyay.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Dhimashadii ugu badnayd ayaa Qasa ka dhacday tan iyo dagaalkii sanadkii 2014kii, masuuliyiinta Falastiinna waxay sheegeen in ciidammada Israa’iil ay dileen 55 ruux ayna dhaawaceen 2,700 oo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here