DHAGEYSO:-G.Maxkamada G.Banaadir”shaqsiyaad ka tirsan Baarlamaanka ayaa Garsoorka dalka caqabad ku ah Yaa kamid ah?

Gudoomiyaha Maxkamada ee Gobolka Banaadir Dr Aweys Sheekh Cabdulaahi oo maanta ka qeybgalay aqoon kororsi loo qabtay laamaha amaanka, xubno ka socday degmooyinka gobolka Banaadir iyo garsoorka gobolka Banaadir ayaa eedeeyn u soo jeediyay qaar ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Guddoomiyaha ayaa sheegay in shaqsiyaad ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya uu ka shaqeyn la`ayhay Garsoorka dalka.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads