DHAGEYSO XOG:Imaaraadka carabta oo bilo kadib shidaalka Somaliland soo saaraayo iyo warar shegaayo in….

Iyadoo gobolka saaxil (Ber-bera) uu ka socdo sahan dhinaca shidaalka ah oo ay waddo sharikad Shiinaha laga leeyahay oo Qandaraas ka qaadatay Shirka Imaaraadku leeyahay ayaa wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta ee Somaliland Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal wuxuu shaaca ka qaaday in haatan ay soo idlaatay sahminta shidaalka ee dhamaan gobollada Somaliland oo socday dhowrlkii sano ee la soo dhaafay.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA WARKAAN

Wasiirku waxaa kale oo uu sheegay in ceelkii ugu horeeyay ee batrool ah laga qodi doono Somaliland sanaadka soo socda ee 2019 , Wuxuuna arrimahaasi uga warramay weriyaha BBC-da ee Hargeysa Axmed Saciid Cige.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads