DHAGEYSO:Arin argagax leh oo laga shaaciyay dilka gabadhii u shaqeneyse Hay”ada iyo hooyada dhashay oo sheegtay..

Xubin ka tirsan shaqaalaha hay’adda WHO ee Koonfurta Soomaaliya ayaa shalay lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Muqdisho.

Gabadha la dilay ayaa lagu magacaabaa Maryan Cabdullaahi, waxaana la sheegay inay dhinaca saadka u qaabilsanayd adeegyada tallaalka dabaysha ee gobollada Koonfureed.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA WARKAAN

Gabdhan ayaa la sheegay in fadhigeeda dhinaca shaqada uu ahaa magaalada Baydhaba, balse ay xilliga la dilayey ku sugnayd magaalada Muqdisho.

Arinta xanuunka badan ayaa ah gabadha oo iibsaneyse alaabta ku aqal geli lahayd waxaana usoo socday wiil mudo wada socdeyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here