DHAGEYSO:Dhacdadii argagax lahayd ee ninka kudilay xubno qoyskiisa katirsan iyo xaaskiisa ayaa haatan shegaayo….

Ayadoo saacado kahor dhacdo aad u xanuun badan kadhacday degmada waabari ee gobolka banaadir kaidb markii nin hubeysan oo ku dilay qaar kamid ah qoyskiisa iyo xaaskiisa kadibna asaga isdilay ayaa haatan kasoo baxayaan warar kale duwan.

Ninkaas ayaa lasheegay in maalin kahor oo soo iibsaday qori oo haatan ku laayay qoyskiisa ayadoo lagu arkay arimo aan hore loogu aqoon tasoo sababtay in ehelkiisa siweyn oga shakiyaan.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA WARKAAN

Xubno katirsan maamulka gobolka banaadir iyo laamaha amaanka ayaa tagay goobta dhacdadaan kadhacday kadibna la hadlay warbaahinta ayagoo sheegay in baaritaano hordhac ah ku ogaadeen arimahaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here