DHAGEYSO:Hadalkii Eng Yariisoow iyo gudoomiyaha maxkamada gobolka banaadir oo jawaab deg deg kabixiyay xidlhibaan Joodax

Ayadoo maanta iyo shalay kala shaaciyeen gudoomiyaha maxkamada gobolka banaadir iyo duqa muqdisho in dhibaato xoogan kuqabaan xidlhibaanada laba gole iyo wasiirada kuwaasi oo caqabad ku ah shaqooyinkooda.

Xildhibaan Warsame Joodax oo kamid ah golaha shacabka hore usoo noqde gudoomiye kuxigeenka gobolka banaadir dhinaca amniga iyo siyaasada ayaa jawaab kulul kabixiyay hadaladii kasoo yeeray gudoomiye Yariisoow iyo gudoomiyaha maxkamada gobolka banaadir oo ahaa in xukunada ay gaaraan kadaba imaadaan xildhibaano.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Warsame Joodax ayaa arintaas kashaaciyay xogta rasmiga ay kusaabsan waxaana oo weerar afka ku qaaday labadaas masuul oo sheegay in yihiin shaqsiyaad ku feil garoobay shaqaooda balse doonayaan in dacayadeeyaan xildhibaanada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here