DHAGEYSO:Mid kamid ah ciyaartooda soomaaliya guusha usoo hoyay oo kashifay sirta kadanbeyso in Bajaaj raacaan

Mid ka mida wiilshada xulka da’yarta K/cagta Soomaaliya ayaa ka hadlay wararka laga faafiyey kooxda oo ku saabsanaa  in si xun loola dhaqmay oo Mooto Bajaaj ay raaceen markii la daryeeli waayay oo guryahooda lagu geyn waayey Basas.

Wiilkan oo la hadlay mid ka mida idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in isaga iyo 4 kale oo ka tirsanaa kooxda ay dalbadeen in la fasaxo, isaguna uu gurigiisa u dhowaa Hotel Saxafi, halkaasina uu Mooto ka qaatay.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Wuxuu caddeeyay in dadka wararka xun ku faafiyey baraha bulshada ay yihiin dad ka ganacsada isla markaana wax xumaan ah aan lagu sameyn.

 

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads