DHAGEYSO:Qoys kunool degaanka Baxdo oo mar qura ka halaagsameyn 260 neef Ari kadib markii kusoo dhacday

Inta Laxaqiijay Waxaa Ku dhimatay 260 Neef oo Ari Ah Biriq Saqdii Dhexe Ee Xalay Kudhacay Qoos Xoolo dhaqataaha oo diganaa Duleedka Dagmada Baxdo Ee Gobolka Galgaduud Waxaa Qooskaasi Ubadbaaday 50 Neef oo Waxaraa Ku Waasi oo ku Xareesnaa Xero Gaar Ah Sida uu sheegay Aabaha Qooskaasi oo lagu Magacaabo Cabdul qaadir ciise axmed shuuriye.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Waxaa uu sidoo Kale sheegay Qooskiisa oo ka koobnaa ilaa 6 ruux iyo qooska hooyadiis in uu kadhaxeeyay arigu Hadana Labadaasi qoos Ay sidaas Ku dhaafeen Xoolihii Marka Lagareebo 50 Neef Ee Waxaraahaa.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ads